Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado kitabını PDF indir [ePUB, PDF]

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado kitabını Türkçe olarak Farklı dillerdeki kitaplar Kategorisi altında PDF olarak indirebilirsiniz. Ayrıca kitapokupdfindir.com arşivlerinden PDF, ePUB, Rar ve Zip formatlarında da indirebilir online olarak okuyabilirsiniz.

Sayfa içindekiler

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado KİTAP AÇIKLAMASI

“Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.”
Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah:
1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha
2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado KİTABINI PDF, EPUB İNDİR OKU

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado yayınını online olarak okumak için indirmeniz gerekmektedir. PDF formatındaki dosyaları Adobe programı ile ePUB formatındaki dosyaları Microsoft EDGE ile açabilir yada kindle’ınızda okuyabilirsiniz.
İndirme linkine ulaşabilmek için sosyal medya paylaşım yöntemlerini kullanabilir yada 90 saniye beklemelisiniz. Eğer beklemek istemiyorsanız yada indiremiyorsanız lütfen konuya yorum bırakın

PDF İndirme Butonu   ePUB İndirme Butonu

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado İLE İLGİLİ TÜRDE FARKLI YAYINLAR

Farklı dillerdeki kitaplar türleri hakkında diğer yayınları göz atmak için buradan.

Sirta Guusha (Somalice) & Qof Hanyar Mahano Qaado kitabını PDF, ePUB, RAR, ZIP formatlarında indirmeye çalışırken herhangi bir sorun ile karşılaştıysanız lütfen sorunu anlatan yorumunuzu bırakın.

Bir yanıt yazın

E-posta adresiniz yayınlanmayacak. Gerekli alanlar * ile işaretlenmişlerdir